Tayada Waalidnimada: Qaabka Ugu Wanaagsan Korinta Dhalaanka: Buugaani waxa uu xiriir usamaynayaa dhaqanka ilma korinta ee Soomaalida iyo dhaqamada galbeedka. Waxa uu daadihinayaa waalidka raba inay ku koriyaan ilmohooda farxad, una diyaariyaan mustaqbalka siday ugu gaari lahaayeen guul. Waxa aad kahelaysaa xirfado kuu saamaxaya inaad xiriir wanaagsan la yeelato dhalaanka sida, inaad la saaxiibto marka ay koraan, inaad barto dhaqan iyo dabeecad hagaagsan uu kula socdo dadyowga banaanka iyo kuwa gudahaba. Inaad inta uu yar ...
Read More
Tayada Waalidnimada: Qaabka Ugu Wanaagsan Korinta Dhalaanka: Buugaani waxa uu xiriir usamaynayaa dhaqanka ilma korinta ee Soomaalida iyo dhaqamada galbeedka. Waxa uu daadihinayaa waalidka raba inay ku koriyaan ilmohooda farxad, una diyaariyaan mustaqbalka siday ugu gaari lahaayeen guul. Waxa aad kahelaysaa xirfado kuu saamaxaya inaad xiriir wanaagsan la yeelato dhalaanka sida, inaad la saaxiibto marka ay koraan, inaad barto dhaqan iyo dabeecad hagaagsan uu kula socdo dadyowga banaanka iyo kuwa gudahaba. Inaad inta uu yar yahay aad udiyaariso waxbarashada siduu ula saan qaadi lahaa ilmaha kale ee da'diisa ah. Inaad barto sida uu u xushmayn lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada. Inaad u diyaariso inuu isku filaansho gaaro inta uu yar yahay. Hadaba waxaa ku kulmay baagan qaababka ugu wanaagsan ee dhalaanka loo koriyo oo qoraagu uu kasoo uruuriyey dhaqamo kala duwan. Hadaba ha moogaan inaad ka faaiidaysato buugaan. Qoraaga buugaanu waa hooyo haysata shan caruura, oo wax badan ka garanaysa korinta dhalaanka. Waxa ay halkaan idin kula wadaagaysaa xirfadeeda iyo weliba xirfado ay kusamaysan cilmi baaris kana soo aruurisay dhaqamo kala duwan.
Read Less
Book Details
Seller
Sort
Seller Rating
Price: Low to High
Price: High to Low
Condition
Condition: Reverse
Pub Date
Pub Date: Reverse
Sellers Near Me
Trade paperback,
New
2020, Independently Published
ISBN-13:
9798669689049
See Item Details ▾
Alibris
BEST
NV, USA
$10.46
$12.99
Add to Cart
Add this copy of Tayada Waalidnimada: Qaabka ugu Wanaagsan Korinta to cart. $10.46, new condition, Sold by Ingram Customer Returns Center rated 5.0 out of 5 stars, ships from NV, USA, published 2020 by Independently Published.
Edition:
2020, Independently Published
Trade paperback,
New
Available Copies: 10+
Details:
ISBN-13:
9798669689049
Pages:
158
Publisher:
Independently Published
Published:
2020
Language:
Afrikaans
Alibris ID:
16365448814
Shipping Options:
Standard Shipping: $4.99
Trackable Expedited: $9.99
Two Day Air: $29.99
Choose your shipping method in Checkout. Costs may vary based on destination.
Seller's Description:
New. Text in Afrikaans. Trade paperback (US). Glued binding. 158 p.
Hide Details ▴
2020,
Independently Published
ISBN-13: 9798669689049
Afrikaans
Trade paperback