Skip to main content alibris logo
Taariikhda Culimada Soomaaliyeed - Ma'allin Ali, Mohamed Hussein
Filter Results
Shipping
Item Condition
Seller Rating
Other Options
Change Currency

Qarniyadii dhexe waxaa geyiga carbeed caan ka noqdey culimo asal ahaan ka soo jeedda geeska Afrika ee ay degaan dadka ay ka mid yihiin Soomaalidu, kuwaa oo qeyb lixaad ka qaatey kaalimo kala duwan oo kaga aaddanayd horumarka bulshada, ha ahaato dhanka cilmiga iyo faafintiisa, ama dhanka garsoorka, tarbiyadda iyo gundhigga diinta Islaamka. Culimadaasi kuma aysan jaango'neyn degaan keliya e, waxay ku kala firirsanaayeen dhammaan geyiga carbeed, muddooyin kala duwan. Raadraaca taariikhda culimada Soomaaliyeed ee waayadii ...

loading
Taariikhda Culimada Soomaaliyeed 2021, Looh Press Ltd

ISBN-13: 9781912411337

Trade paperback